Maxaa ka soo kordhay Dabkii caawa qabsaday qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha?

Dab xooggan oo caawa fiidnimadii qabsaday qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa lagu guuleystay in la demiyo intiisa badan. Goob-joogayaal suuqa ku sugan ayaa allbanaadir online u sheegay in xaalada suuqa ay hadda soo hagaageyso isla markaana dabkii caawa qabsaday xoogiisa la bakhtiyey, lagana hortagay inuu ku sii fido qeybaha kale … Continue reading Maxaa ka soo kordhay Dabkii caawa qabsaday qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha?